Kobac TV
Kobac TV
  • 263
  • 2 170 353

Відео

Wuxu radinaya gabdhii lacagta siisay si uu ugu abaal gudo magaceda waa ilaabay waxa u ku bartay safa
Переглядів 11 тис.12 годин тому
#kobactv #KOBACTV
Si kale Ma u Taqaan @AbdallaBuurane || Podcast season1 Episode 12
Переглядів 88 тис.14 днів тому
#Sikale #Ma_utaqaan # Episode_12
Si kale Ma u Taqaan Fanaanka Ida Boss || Podcast season1 Episode 11
Переглядів 5 тис.14 днів тому
#kobactv #KOBACTV
Fanaanka IDA BOSS Dalka shiidka shimuu ka baxaa hees cusub iyo xaalka Madaxda dalka ee dhaqaalo…
Переглядів 1,6 тис.21 день тому
#kobactv #KOBACTV
Si kale Ma u Taqaan Samafale Iidle || Podcast season1 Episode 10
Переглядів 4,6 тис.21 день тому
#kobactv #KOBACTV
Goor dhow iyo Samafale Iidle Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 90828 днів тому
#kobactv #KOBACTV
Xaflada Qalin Jabinta Madarasada Safaa oo 2 ka mid ah caruurtayda qayb ka ahaayeen ayaa ka qayb gala
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
#kobactv #KOBACTV
Si kale Ma u Taqaan Abdi Haafid Leo || Podcast season1 Episode 9
Переглядів 11 тис.Місяць тому
#kobactv #KOBACTV
Goor dhow iyo Abdi Hafid Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
#kobactv #KOBACTV
Si kale Ma u Taqaan Xaawo Luul Cubayd || Podcast season1 Episode 8 @hubaaltv5778 @illintir
Переглядів 8 тис.Місяць тому
#kobactv #KOBACTV #podcast
Goor dhow iyo Xaawo Luul Cubeyd Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 2,8 тис.Місяць тому
Goor dhow iyo Xaawo Luul Cubeyd Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Si kale Ma u Taqaan Samiir Salbuko || Podcast season1 Episode 7
Переглядів 20 тис.Місяць тому
Si kale Ma u Taqaan Samiir Salbuko || Podcast season1 Episode 7
Goor dhow iyo Samiir Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 2,3 тис.Місяць тому
Goor dhow iyo Samiir Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Si kale Ma u Taqaan Najiib Aadan Najiib || Podcast season1 Episode 6
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Si kale Ma u Taqaan Najiib Aadan Najiib || Podcast season1 Episode 6
Goor Dhow iyo Sikale ma u taqaan Najiib Aadan Najiib
Переглядів 1,2 тис.2 місяці тому
Goor Dhow iyo Sikale ma u taqaan Najiib Aadan Najiib
Si kale Ma u Taqaan Wiilo || Podcast season1 Episode 5
Переглядів 50 тис.2 місяці тому
Si kale Ma u Taqaan Wiilo || Podcast season1 Episode 5
Goor dhow iyo Wiilo Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 8 тис.2 місяці тому
Goor dhow iyo Wiilo Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Si kale Ma u Taqaan Kabtan Luunge || Podcast season1 Episode 4
Переглядів 32 тис.2 місяці тому
Si kale Ma u Taqaan Kabtan Luunge || Podcast season1 Episode 4
Goor dhow iyo Kaptan Lunge Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 1,5 тис.2 місяці тому
Goor dhow iyo Kaptan Lunge Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Si kale Ma u Taqaan Sihaamiita || Podcast season1 Episode 3
Переглядів 83 тис.2 місяці тому
Si kale Ma u Taqaan Sihaamiita || Podcast season1 Episode 3
Goor dhow iyo Sihaamiita Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Переглядів 2,8 тис.2 місяці тому
Goor dhow iyo Sihaamiita Si kale ma u taqaan! Kobac TV Podcast
Si kale Ma u Taqaan Ashraf Ali Nuur || Podcast season1 Episode 2
Переглядів 192 тис.2 місяці тому
Si kale Ma u Taqaan Ashraf Ali Nuur || Podcast season1 Episode 2
Ashraf Si kale ma u taqaan! Goor dhow Kobac TV Podcast
Переглядів 25 тис.2 місяці тому
Ashraf Si kale ma u taqaan! Goor dhow Kobac TV Podcast
Si kale Ma u Taqaan Sheikh Shantaay? Podcast season1 Episode 1
Переглядів 95 тис.2 місяці тому
Si kale Ma u Taqaan Sheikh Shantaay? Podcast season1 Episode 1
Beerta Daarusalaam oo ciidaan soo kordhisay qalabkii ay ku ciyari lahayen dadka waa wayn iyo carurta
Переглядів 1,4 тис.2 місяці тому
Beerta Daarusalaam oo ciidaan soo kordhisay qalabkii ay ku ciyari lahayen dadka waa wayn iyo carurta

КОМЕНТАРІ

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 10 годин тому

    Masha'Allah Xawaluul waa iftiinka Muqdisho, Allaha ku xafido ❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 День тому

    Nin abaal galo waa la arkay laakin nin gudo ma jiro ninkaan waa qof fiican

  • @AyaanSacid-yv3fn
    @AyaanSacid-yv3fn День тому

    warka sax ma aha

  • @khadrashuuriye182
    @khadrashuuriye182 День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 День тому

    Abdiaziiz Waa Ku Support Gareyaa Bro Taladeyda Waxay tahay Qisoyinka Ku Saabsan Guri burburay Kor Uga Bax Sababtoo ah Isdifaaca iyo beenta ku badan 😮😂😊

  • @asli1087
    @asli1087 День тому

    Waa runtis hadalkas

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 2 дні тому

    Inshaa alaah cabdi casiisow aad ku kaalmeeyso gabadhaan inay shaqo hesho markalana ay kuu timaado iyadoo baafinaysa walaalaheed ilaahey waxaan ka rajeynayaa in soomaaliya ay samaysato xeer ilaalinaya ilmaha xuquuqdooda si hooyada loogu biilo ilmaheeda ilaa wax ka gartaan aabihii aan bixin hala xiro ka dibna beeraha dowlada halagu falo ilaa uu ka baxsho biilka caruurtiisa walaahu mustacaan

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 дні тому

    Nuur wuxuu sheegtay magaca sheekh nuur Lkn jawaabihiisa kuma jirin hiigsiga ama riyada uu qabo Inay ku jirto waxan jeclahay inaan gaaro jidkii janada igeyn lahaa ama Waxan jeclahay inaan barto shareecada diinta islaam ama waxan jeclahay Qur’aanka Marka magaca sheekh ha badalo Cabdicasiis qudhiisa ma weydiinin masaajidka iyo quraanka xiriir intee la eg ayaa idinka dhexeeya Nuur waa nin uhan weyn siyaasad ok

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 дні тому

    Cabdicaziiz adiga goorma ayaa wareysigaa lagaa qaadayaa 😂😂😂

  • @hodanbarre7396
    @hodanbarre7396 2 дні тому

    Somalidu wexey ku maahmahdaa isma hurtooy hayshalayn

  • @maslah345
    @maslah345 2 дні тому

    Qagku waa inuu goaan leeyahay

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 2 дні тому

    Subxanallah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 дні тому

    Subxaana Allah.

  • @Kabtankab.x
    @Kabtankab.x 3 дні тому

    Wlhi ado wariye iska dhigayo nuur abkow aakudhamo xoolo caadiya tahay qof hado qof shaxado ama tuugsado dana ugeesay Maxa ceeba wtf soobaro xeerka wariyaha

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 дні тому

    Siduu ku ilaawey magacagabdha

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 3 дні тому

    Wilkan haduu shaqadisa ka dhigtey in raga Somalida ee is,iloobay timahoda iyo jirkoda daryelin ilahy. U keenay. U duceeya walalayal skin care qalad mahan.

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 3 дні тому

    My Allahh protect from evils 😈 wa wiil yar oo dantiisa yaqano naftiisana dacad u ah, runtana naftisa u shegay. Somalidana qofkas lagama jecla, waxan jecelnahay qof been isku sheego beena kunoolado , dhaqanka somalida qeybta xuna la buunbuuniyo. Hadhowna lacaayo.

  • @Osob_5
    @Osob_5 3 дні тому

    Somalida oo dhan hadii laysu kee no Mareehaan waa gobta Somaliyeed Anoo Hooyo ah oo Kenya u soo socda oo ilma yar yar wata ayaa goor Galba waxaa naga hor yimi Gaadgi kale labadii Gaadhi dadkii saaraa ayaa isa salaamay markaasay ingoo shidhaka ku jira ayuu will isalaamay wuxuu ii soo taagagey lacag oo uu yiri maamo hoo lacagta an ilmaha wax ugu haday waxaan ku idhi Eedo waa wataa lacag kadib wuxuu yiri teelde qaadi Because ilmaad wadataa wallaahahay Cidaasi waa gob gobidhashay.

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 3 дні тому

    War giuxaaye soo qabo

  • @sakariyemaxamad3626
    @sakariyemaxamad3626 3 дні тому

    Wll ninkan wa udhacanahy waa tuug walahi sxbow

  • @dahirabdinaxar4396
    @dahirabdinaxar4396 3 дні тому

    😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 дні тому

    Barakumu Allah jamiican

  • @Asma-yl2ny
    @Asma-yl2ny 3 дні тому

    Maasha allah

  • @awkealiawkeali510
    @awkealiawkeali510 3 дні тому

    Idiirska itaabo

  • @KaranYareKaran132
    @KaranYareKaran132 3 дні тому

    Woww❤❤

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 дні тому

    الصدق عز حتي ولو كان فيه ما تكره الكذب ذل حتي ولو كان فيه ما تحب RUNTU WAA SHARAF XITAA HADAAD DHIB SANAYSO BEENTU WAA DULLINOMO XITAA HADDAAD JECESHAHAY ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 дні тому

    الصدق عز حتي ولو كان فيه ما تكره الكذب ذل حتي ولو كان فيه ما تحب RUNTU WAA SHARAF XITAA HADAAD DHIB SANAYSO BEENTU WAA DULLINOMO XITAA HADDAAD JECESHAHAY ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 дні тому

    الصدق عز حتي ولو كان فيه ما تكره الكذب ذل حتي ولو كان فيه ما تحب RUNTU WAA SHARAF XITAA HADAAD DHIB SANAYSO BEENTU WAA DULLINOMO XITAA HADDAAD JECESHAHAY ADEER XUSEEN

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 3 дні тому

    Maasha alaah qofwanaagsan baatahay ilaahay hakuusahlo

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 3 дні тому

    Qabiilkeda iyo magaceeda

  • @User-y4y0c
    @User-y4y0c 4 дні тому

    Gabarta wa la yaqana WA Daarood Ismail Reer BALADXAWO duriyadi Sharafta karamada badned DAAROOD ISMAIL 🙏👍

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 дні тому

      Duriyada isaaq baa a yidhaahdaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 дні тому

      waa isaaq duriyadu magacooda labaad sida samaroon gada biirsi

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 дні тому

      waxbaa la maqlayaa oo layska odhanayaa duriyadu waa Isaaq duriyada shanta soomaaliyeed

    • @SakariyaDeeq
      @SakariyaDeeq 12 годин тому

      Darod mawada fcn marexan rer ayeydey kadhalatay

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 4 дні тому

    Qeyr. Badan. Rabi. Ha ku. Sharfo

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 4 дні тому

    Mashaa allaah

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 4 дні тому

    Thanks

  • @foozia426
    @foozia426 4 дні тому

    Raga intooda badani abaalka waygudaan maasha allaah ❤

  • @foozia426
    @foozia426 4 дні тому

    Maasha allaah

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 4 дні тому

    Wareysigii Ugu Fiicna Ebid Ee daawado ayuu ahaa.

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 4 дні тому

    Mareexaan sade daarood Ismaaciil waa gob waana reer aad iyo aad u wanaasan Maasha allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 дні тому

    Mareexaan❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 дні тому

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-fp1qs8pj4w
    @user-fp1qs8pj4w 4 дні тому

    Wlh malinta u bahantahy qofti ku caawiya lama ilawo ilahow nacaawi ada awod lehe

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 4 дні тому

    Aniga laftigayga reer mareexaan ayaa aad ii caawiyey. Ma iloobi karo sida wiilkooda oo kale ayey ii caawiyeen .anigoo usocdo kenya .magaalada baledxaawo ayey ahayd

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 5 днів тому

    Masha allh war reerkkaasi waa gob gob dbashay wayo wax badan aya laga sheekeyaa wana nasab

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 5 днів тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 5 днів тому

    Asc dhamaaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo allaah dartiis

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 4 дні тому

      @@AhmedgabowGarmadow Illaahay haku caafiyo caafimaad deg deg ah Haku siiyo oo kufaraxdo insha Allahu kariim waad caafimadeysaa allahu Akbar aamiin aamiin yaarabi

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 4 дні тому

      @@dekajama8188 amiin jzk markasto dukato iisoo duceey lacala sadaqo hadaa bixineso iigu niyeeso in allaah iigu caafiyo

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 4 дні тому

      @@dekajama8188 sadqo Yar timir jabkeeda allaah kadhigo in allaah igu caafiyo

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 5 днів тому

    Wax weyn oo laga sheekeeyo maahan,

    • @Layla6793
      @Layla6793 4 дні тому

      Abaalku wuxuu yahay baanad fahmeyn

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 5 днів тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @hassanahmedhassan7067
    @hassanahmedhassan7067 5 днів тому

    Tiktok ka hadh ayuu ku dhahy waad ka hadhi wayday masayr ayaa hayay dhibtana waa tiktock

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 5 днів тому

    Marexaan waa gob walaahi aniga xataa wiil marexaan ah ayaa si gaara lacag ii siin jiray hadii xataa uu magaladaan jogay uu yimado meel ayuu ii dhigi jiray abaalna waan u hayaa lakiin wali wuu barwaqeysan yahay waana aqaan oo igama lumin thank you adeerkey marexaan in uu rag iyo dumar qiimo leh noo dhalay ogadena waa lamid mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @deqoyusur4319
      @deqoyusur4319 5 днів тому

      Asc

    • @User-y4y0c
      @User-y4y0c 4 дні тому

      Mareexan ma ahi lakin wa Dad Somali igu gobeysan wagi CEEYDIID Reer Mareexan ah a xamar naga so qaday ila hada na wa is xarina family a noqonay Mareexan Reerka dawlad e ahayen. Runti dad aqon leh e ahayen dadka Qabiil laguma xumeyo Aabaha reerka Safaradi Washington u ka shaqen jiray reer aqoon waxbarasho leh e ahayen Somali kuli u dhaxeyso o nadif wanagsan. Thank you Mareexan Gobti Daarood hade dad kale cuqdad u qadi donan yeel ka dood who cares

  • @Mostafjoy
    @Mostafjoy 5 днів тому

    Next Baana keen Episode 4 asaga uga dhig